Cudur aan la garaneyn oo ka dilaacay dal aan ka fogeyn Somalia (Astaamo argagax leh)

Cudur aan wali la aqoonsanin ayaa laga soo tabiyay inuu ka dilaacay dhinaca kale Koonfur galbeed ee dalka Tanzania oo ka mid ah dalalka bariga Afrika Warbaahinta maxalliga ah ayaa shaacisay in dadka uu xanuunkan ku dhacay ay leeyihiin astaamo argagax leh sida iney dhiig matagayaan. Mas’uuliyiinta caafimaadka ee degmada Chunya ayaa laga soo xigtay … Continue reading Cudur aan la garaneyn oo ka dilaacay dal aan ka fogeyn Somalia (Astaamo argagax leh)